Muftiga turkiga oo u istaagay ninkii erdoghaan difaacay

Ninkan oo ahaa taliya ciidanka qalabka sida ee dalka turkiga oona ka mid ah raga ka dhigay afgambiga midkii dhicisoobay wuxuu yimid baarlamaanka turkiga aad baa loogu soo dhoweeyay xitaa muftiga dalka turkiga wuu u istaagay isagoo tixgalin weyn u muujinaya, taas waxaad ka fahmaysaa sharafta waxay ku jirtaa amaanada qofka uu leeyahay, inuu muftiga u istaago qof ciidan ah isagoo u muujinaya sharaf iyo ixtiraam waa arin aad u weyn sawirkan aad buu uga yaabiyay dadka turkiga.
Muftiga turkiga oo u istaagay ninkii erdoghaan difaacay

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post