Ninka ogeysiiyay Erdoghan inuu inqilaabka bilowday

Saacada markey ka harsantahay inqilaabka.. masuulkaan sare waxuu wacay ordugan ,waxuu ku yiri mar dhaw inqilaab aya dhacaayo,,hoteelka aad ku jirto isaga bax, isla markii hoteelka wuu kabaxay, xooga kabacdi hoteelkii ayee soo weerareen askartii inqilaabka waday, xataa waxey isku dayeyn diyaaradiisa in ey qalqal galiyaan allah aya ka badbaadiyey..
,,inqilaabka sida larabay ayuu u dhacay lkn shacabkii aya ka hortagay .xataa meelihii diyaradaha duqeyn lahaayeyn wey diyaarsadeen ,, meelihii ey diyaarada kaq aadan lahaayeen bansiinka waa loo diiday in ey kacaana waa loo diiday. allah aya badbaadiyey.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post