Maroodiga wuxuu ka mid yahay xayawaanada ugu weyn oo xoogga leh marka uur wuxuu lahaanaa 2 sano waxaa laga yaabaa inay ka sii bataan wuxuu gaarayaa dherirka maroodiga yar 85 snt miisankiisuna wuxuu gaaraa 120 kiilo marka la dhalo wax yar kaddib hor ayuu ka soconayaa maroodiga.