Waxaan la yaabaa dad badan isu soo sharraxay madaxweynenimada, laakin waxaan is iri kuwan xoolo miyaa mise waa dad, waxay maqleen keliya in dowlad jirto markaas ayay dhamaantooda u maleeyeen in madax sidaas lagu noqon karo, aduunka yaa sheegay dadka oo dhan ayaa noqonaya madaxweyne, qof kasta waa inuu ka soo bilaabaa meesha ugu horraysa nolosha taas oo ah tacliinta waxbarashada dhabta ah, soomaalida badankooda waa dad jaahil ah xitaa kuwa wax bartay ma sugna, waxay ku dheereeyaan qabyaalad iyo wasakhnimo fadhi kudirir iyo liidnaan cayr tuugsi been, waxay ayay ku dheereeyaan, iyadoo sidaas ay tahay ayay rabaan inay umadda hogaamiyaan, waxaad arkaysaa nin bacda loo soo tuuray oo maamuli waaye labo cunug iyo hooyadooda ayaa wuxuu rabaa inuu 30 milyan maamulo oo madax u noqdo makula tahay inuu maamuli karo dad badan, isagaba wuu is ogyahay laakin wuxuu rabaa inuu wax xado waa tuug tuug dhalay waxaa lagu soo koriyay xoolo xaaran ah, ama masaafo ayaa lagu dhalay, dadka soomaalida waa ummad wasakh ah hadalkan haddii aadan aaminsanayn maskaxdaada ka shaki waxaad u baahan tahay in lagu geeyo isbitaalka dadka waalan.
amin arts wuxuu soo sawiray sawir dhab ah oo xaqiiqada taabanaya eeg sawirkan uma baahna ninka jaahilka ah xitaa in loo sharxo