Muxuu u ballanqaaday Netanyahu dowladda Itoobiya

Muxuu u ballanqaaday Netanyahu Itoobiya
Netanyahu wuxuu leeyahay itoobiya waxaan ka dhigaynaa dowladda ugu weyn oo caanaha dhoofisa, waxaanu u haynaa mashaariic samaynta daawada iyo sokorta iyo wax soo saarka beeraha, waxaannu u furaynaa machad waraabka uu ee horumarsan, africa waxay naga sugaysaa kaalin weyn lagama yaabo inaan ka tagno, waxaannu furi doonna siddeed saafard cusub waxaa ila socda 80 bisnis man ah waxayna saxiixeen heshiisyo ganacsi kala duwan, wargayska Haaretz wuxuu qorka cinwaankan "WAAN GALNAY AFRICA"
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post