Magaalada Dallas ninka weeraray ciidan buu ahaa

Magaalada Dallas ninka weeraray ciidan buu ahaa
Ninka weerarka dallas fuliyay waa nin ciidanka maraykanka ka tirsanaa oo joogay afghanistan, ninkaas oo dilay shan boolis oona sheegay inuu rabay booliska maraykanka oo caddaanka inuu laayo, magaciisa waxaa la dhahha Mika Jonson , marka la dilay isaga waxaa la galay gurigiisa waxay ku arkeen booliska qalabka lagu sameeyo babbooyinka iyo waxyaalaha la isaga ilaaliyo xabbadda iyo hub badan, ninkan oo ka faa'idaystay bannaanbaxyo loogu soo horjeeday booliska markaas ayuu fuliyay weerarka uu ku dilay shanta qof ka tirsanaa booliska.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post