Dhakhaatiir ayaa ka digay leefidda eyga uu leefayo dadka, waxay sheegaan inuu sun yahay, naag u dhalatay dalka England oo jirta 70 sano ayaa la gashay koomo leefida uu leefay eygeeda awgii, waxay sheegeen dhakhaatiirtaas bakteeriya inay ku nooshay oo khatar ah eyga afkiisa haddii uu qof qaniino ama uu leefo waxay keeni kartaa cudur aad u daran oo uu la dhiman karo kaas oo ah inuu dhiiga kaa uro ama uu wasakhoobo markaas ay kelliyaha fashilmaan oo shayn waayaan, haddaba waxaad ogaataa xaywaanada qaarkooda caafimaadkaaga inay khatar ku yihiin.