Dalxiiska sacuudiyaanka iyo carabta khaliijka oo si daran ugu qolqolaya dalka turkiga, markiiinqilaabka dhacay kaddib, waxaa la sheegayaa inay soo bateen dadka aadaya dalka turkiga, afgambiga fashilmay wuxuu kordhiyay dadka jecel madaxweynaha islaamiga erdoghan.