Ninka u eg Donald Trump oo Turkey laga helay daawo

Ninkan oo u dhashay dalka turkiga waxaa lagu magacaabaa Cabdullaahi toobitsho wuxuu duqa magaalada u ahaa magaalo lagu magaaco jeerisoon ee dalka turkiga, dadka u dhashay jidka marka uu marayo waxay ka dalbanayaan inay sawir la galaan 

Ninka u eg Donald Trump oo Turkey laga helay daawo
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post