Far qurux badan qalin caadi lagu qoray quraanka kariimka

 

Far qurux badan qalin caadi lagu qoray quraanka kariimka

Farta marka la qurxiyo qofka way soo jiidataa, afka carabiga wuxuu ka mid yahay afafka ugu mhiimsan in la barto, waxaa sii qurxinaya qoraalka farta qurxoon.

Qaabka loo baran karto qoraalka farta qurxoon waa qaab sahlan oo aan dhib lahayn.

Qofka raba inuu barto noocyada kala duwan ee farta carbeed waxaa looga baahan yahay inuu soo iibsado buugaagta farta laga barto.

Halkan waxaad ka arkaysaa tusaalooyinka khadka carabiga la xiriira.












Post a Comment (0)
Previous Post Next Post