Magacayada af soomaaliga qababka loo adeegsado

 


Wiil
Gabar

Nin  is  man
Nin husband
Afo
Afadayda =my wife

Xaas
Xaaskayga
عريس
عروس
عروسة

Afada the wife
Xaaska the wife

Awoowehaaga waa ku jecel yahay  
Awoowehaaga ayaa/baa ku jecel
يحبك جدك
جدك يحبك
Ayeeyadayda
Awoowahayga
Baa+uu buu

He cuts
He is
Ray eating the food
Raay ayaa cunaya
Raay wuu cunayaa
Raay buu cunayaa
Maqaayad , makhaayad
Ray mkhaayad buu ka cunayaa
Ray makhaayad baa cunaysa


Ray gabar ayuu salaami doonaa
Ray gabar ayaa salaami doontaa

Ray wuu salaamay gabar
Ray way salaantay gabar

Ray waa geesi
Ray waa saaxiib fiican
Ray waa nin dheer
tall man
ray waa nin aad wax u fahma

aad baad u mahadsan tahay
aad iyo aad baad u mahadsan tahay
halkan ma ka heshay?
Cuntadan ma macaan tahay?
Macmacaan
Xalwo

Aniga xalwo soomaali ayaan cuni doonaa
markii aan soomaali u dhoofo
aniga xalwo macaan aad ayaan u jeclahay
waxaan jeclahay xalmo macaan, marka aan u dhoofo soomaali ayaan cuni doonaa

buugga waa guduud= the book is red
dhulka waa cagaar= the land is green
cirka waa buluug= the sky is blue
warqadda waa cad= paper is withe
qalinka waa madow= the pen is black
qalin= silver
qalin
qalinka

ray your pen is not her take my pen
ray qalinkaaga halkan ma yaallo qaado kayga


dal-ka

dalkayga
dalkaaga
dalkiisa
dalkeena
dalkooda
dalkeeda



ishayda
ishaada
ishooda
isheena
ishiina
isheeda
i-sha
ilsha
isha

guri
gurigayga
gurigaaga
gurigeena
gurigiisa
gurigooda
gurigeena
gurigeeda

lacagta

lacagtayda
lacagtaada
lacagteena
lacagtiina
lacagtiisa
lacagtooda
lacagteeda





Aniga waxaan ku noolahay dalka Soomaali, runtii aad baan u jeclahay dalkayga, maxaayeelay waan ku dhashay, waxaan soo dhoweeyaa martidayda qaaliga ah

Waxaan marmar booqdaa saaxiibkayga qaaliga oo ku nool dalka Kenya, ma ila tagi kartaa guriga saaxiibkayga? fadlan.
Waxaan rajaynayaa inaad oggolaato




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post