Riyada oohinta iyo neefta oo kugu dhageyso iyo culeys

Riyada:

Waxaa kiriyooday anoo qeeylinaa ooynaayo neefta igu dhageeso jirka dhan ma nuuxin karin waa soo jeedaa indhaha mafuri kari ma kaci karo 

Xoogaa saan saas u ahaa 

Leeyga fuqay marki danbe Markaan ooynaayo oo qeeylinaayo waa soo jeedaa indhaha mafuri kari far manuuxin karo

Oohinta qeeylada meel mugdi ah ujeedaa waxkale uma jeedo Korka ma qaadi karo

Indhaha mafuri karo

Riyada oohinta iyo neefta oo kugu dhageyso iyo culeys

Fasirka:

Riyadan waa riyo shaydaan ah markaad seexanayso ku dadaal weysada iyo adkaarta hurdada la akhristo waxaa laga yaabaa sidoo kale inaad wax badan ka fikirayso oo aad ka baqayso marka nafsiyaddaadana way u noqon kartaa, waxaa daawo kuu ah adkaarta iyo weysada hurdada kahor.

This dream is a devil's dream when you go to sleep be diligent and hard to read sleep you may also be thinking a lot and you are afraid of it when your soul can be for it, it is a cure for you to be overwhelmed and overwhelmed before sleep.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post