Riyada qof dumar loo qubeynayo oo farjiga ka dhiigaysa

Riyada:

Quf dumara qaraba nahay oo loo qubeynaya habaryartey baa u qubeyneysa farjigeedana dhiig ka daadanaya qufka loo qubeynaya.

Riyada qof dumar loo qubeynayo oo farjiga ka dhiigaysa

Fasirka:

Hadii gabadhaas ay tahay qof jirran caafimaad ayay helaysaa dhibka haysto ayaa ka tagayo, haddii ay tahay qof caafimaad qabta riyada waxay tilmaamaysaa in la guursan doono, oo ay nin yeelan doonto.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post