Riyada qof waa hore kugu dambeysay

Riyada:

Asc xd iso fasirtaa wll riyda qof oo Bari hore is taqneen sando ka hor kugu danbysy aad argto ama kula hadlya ama lgaga sheekaynaayo .

Riyada qof waa hore kugu dambeysay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar aad ku faraxdo oo la xiriira wax qadiin ah oo waqti hore aad soo martay.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post