HomeRiyada Dahabka Waxaan ku riyoodey anigoo 2 joog dhago dahab gacanta ku haayo byAbdirahman -6:26:00 PM 0 Riyada:Asc sh xaley waxaan ku riyoodey anigoo 2 joog dhago dahab gacanta ku haayo maxay noqoneysaa waxan ahey xaaas.Fasirka:Waxaad gacanta ku dhigi doontaa wixii aad raadinaysay oo aad jeclayd, waa khayr iyo farxad inshaa Allaah. Tags: Riyada Dahabka Facebook Twitter