Riyada dhalmada bisada maxay tahay

Riyada:

Sheeqoow wan kusalamey maxan kuriyoday bisad dhaleyso wanfirsanaye  insha allah isojaab

Riyada dhalmada bisada maxay tahay

Fasirka:

Riyada dhalmada bisadda waa barwaaqo iyo ribix badan aad heli doonto, waxaa kaloo lagu fasiraa war kaa farxiyo inuu kusoo gaari doono, guud ahaan waa riyo bishaaro ah oo fiican.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post