Waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo

Riyada:

Asc wallo waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya   an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo o cadceedu sobaxayso

waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya   an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysa qof kalsooni buuxdo idin ka dhexeyso waxaa laga yaabaa inuu yahay qof aad guursan doonto haddii aad gabar tahay, haddii aad xaas tahayna waa kalsoonida ninkaaga.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post