Riyada wacdiga masjidka iyo dad qaldan la toosinayo

 Riyada:

Asc wll waxaad ii fasirtaa riyadan

 Waxaan joogay  masaajidka waxaane dadkoo dhane way wada fadhiyeyn  sheekh aan aqaano oo iimaanka masaajidka ah ayaa kacay waxuune kadalay arin,

 Markaan kasoo baxnay massjidkii ayaa anigoo dad badan ila socdaan ayaan araganay arintii uu kahadalay sheekho cidii samaysay ,ayaan  hor istaagay kune qabsaday arintii ,

 Waxay iigu jawabay waan qaladanay qaladkiina waan qaladanay waane saxaynaa ,kadib hurdadii ayaan ka sootoosay.

Riyada wacdiga masjidka iyo dad qaldan la toosinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in wax aad toosin doonto adiga aad sabab u noqon doonto waxaa laga yaabaa inay xiriiri la leeyihiin dad adiga kuu dhow ama deris kula ah, guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post