Xalay ayan ku riyoday wixii aan riyada ku arki jiray oo ii rumobay

Riyada:

xalay ayan ku riyoday wixii aan riyada ku arki jiray oo ii rumobay tasoo ah inan helay ciid macdan ah oo  aan ka tajiray

Xalay ayan ku riyoday wixii aan riyada ku arki jiray oo ii rumobay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaareyso waxa aad raadinaysay inshaa Allaah waa khayr iyo wanaag.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post