Nin dumaashidiisa u galmooday waxaana keenay taas flin xun

 Qiso nin ka sinaystay dumaashidiisa waxaana sabab u ahaa filin xun

Nin dumaashidiisa u galmooday waxaana keenay taas flin xun

Qisadan waa qiso dhab ah waxaa sheegay sheekh caan ah isagoo ka digaya filimada galmada gaalada dhibka ay ninka iyo naagta u keeni karaan.

Waxaa jiray nin safar ku maqanaa ninkaas wuxuu jiray sacuudiga, xaaskiisa iyo ilmihiisa ayaa isla noolaa, walaakiisa oo ku noolaa meesha ay deganaayeen mararka qaar guriga ayuu soo booqan jiray.

Si uu uga warqabo ilmaha walaalkiisa iyo reerka guud ahaan, ilmaha walaalkiisa dhalay waxay ahaayeen labo gabdhood qaangar ah, waxay dhigan jireen jaamacad.

Waxaa dhacday arrin cajiib ah, labada gabdhood si qarsoodi ah ayay u fiirsan jireen filn galmo ah, marka hooyadooda ay guriga ka maqan tahay.

Talefiishanka wuxuu yaallay qolka fadhiga, waxay ka fiirsan jireen cajaladda kaaseedka oo waagii hore filimada laga daawan jiray.

Maalin maalmaha ka mid ah waxay ku hilmaameen kaaseedka cajalad filin galmo ah .

Nasiib xumo maalintaas waxaa guriga soo booqday adeerkooda.

Adeerka guriga markuu soo garaacay waxaa ka furtay albaabka dumaashidiisa oo ah hooyada dhashay gabdhaha uu adeerka u yahay, gabdhahana guriga ma aysan joogin waxbarsho ayay ku maqanaayeen, xilliga wuxuu ahaa barqadii.

Adeerka guriga ayuu soo galay, wuxuu fariistay qolka fadhiga, dumaashidana waxay aadday jikada si ay ugu soo diyaariso cabitaan iyo shaah.

Adeerka asoo salootada fadhiga intuu fadhiga ka caajisay wuxuu is yiri maa iska shidatid talefiishaka  ilaa lagaaga keenayo shaaha.

Mana oga in cajalad filin galmo ay ku hilmaameen gabdhaha uu adeerka u yahay.

Adeerkii ramuutka hasoo qabto oo ha shido cajaladda meesha ku jirty.

Isla markii filinkii galmada ahaa ayaa u shidmay, wuu naxay galmada meel culus ayay maraysay adeerkii ha kaco.

Ma uusan daminin shayddaanka ayaa ka xoog badiyay.

Asoo fiirsanaya ayaa dumaashidiisa soo gashay qolka fadhiga iyadoo waddo shaah iyo cabbitaan.

Markay lugta soo galisay indhaheeda waxay ku dhaceen filin galmo toos ah, nin iyo naag isku hayo, iyadiina way naxday xishood iyo cabsi iyo yaxyax ayay isku dartay.

Cabbitaankii iyo shaahii intay miiska saartay ayay sida qori oo kalay u surantay hadalkii waa kasoo bixi waayay iyadoo indhaha ku tolaysa muuqaalka ay aragtay, oo laga yaabo inaysan waligeeda waxaas oo kale arkin, waxay ahayd naag ninkeeda dhowr sano ka maqan yahay, dareenkeeda si xoog ayuu u kacay markay aragtay wax aysan filanaynin, shayddaankana waa la yaqaanaa fursadahan ayuu ka faa'idaystaa.

Ninkii isaga wuuba sakhraasan yahay miyirka ayuu waayay, qooqa ayaa ka tanbadiyay, naagtiina way kasii daran tahay.

Labadii meesha ayay isku qabteen xumaan ayayna ku dhaceen, naagtan intaasoo sano oommanayd, ninkan isagana dareenkiisa si xoog u kacay shayddaankana meesha soo seddexeeyay wixii dhacaayo waa iska cad yahay.

Ninkii iyo naagtii galmada ayay sameeyeen si labo qof is qaba oo kale, naagtii waxay illowday inay tahay xaaska ninkan ay galmada la samaynayso walaakiisa, isagana wuxuu illaaway naagtan in ay tahay xaaska walaakiisa, waxaas oo dhan waxaa sabab u ahaa kacsiga ka dhashay filinka xun ee ninkan si kedis ah ku arkay.

haddii uu diinta raaci lahaa oo uu ka fogaan lahaa inuu guriga soo galo iyadoon lala joogin dumaashidiisa wuu ka badbaadi lahaa xumaanta.

Teeda kale ilmahaaga waa inaad ogaataa waxa ay fiirsadaan, gabdhahaas ayaa sabab u ahaa inay arrintaan dhacdo guriga ka dhacdo.

sheekada marka ay meeshan gaarto waa arrin qoyska ku burburayo.

Filimada xunxun qofka waxay u jiidaan inuu sino ku dhaco.


English Translation of the Story:

Title: A Man Who Fell Into Sin With His Sister-in-Law Due to an Evil Movie

This is a true story narrated by a well-known scholar as a warning about how immoral movies can lead people—both men and women—into corruption.

There was a man who worked abroad while his wife and children lived in Saudi Arabia. His brother and family lived nearby, and he would sometimes visit them. To check on his brother’s children and the family in general, he would occasionally stop by their house. His brother had two beautiful daughters who were university students.

Something shocking happened: The two girls secretly watched immoral movies when their mother was not at home. The TV was in the living room, and they would watch these films on a DVD player that was previously used for regular movies.

One day, while their mother was away, they inserted a pornographic DVD. Unfortunately, that same day, their uncle (their father’s brother) came to visit.

When he knocked on the door, his sister-in-law (the girls’ mother) opened it. The girls were not home at the time, as they were at university—it was still daytime.

The uncle entered and sat in the living room while his sister-in-law went to the kitchen to prepare tea and coffee. As he adjusted his seat, he thought, "Why not turn on the TV while waiting for the tea?"

He had no idea that the girls had left a pornographic movie playing. He grabbed the remote and pressed play. Immediately, an explicit scene appeared on the screen. He was shocked, and his desires were instantly inflamed—Satan took advantage of his weakness.

As he was watching, his sister-in-law entered the living room carrying tea and coffee. The moment her eyes fell on the screen, she saw a man and woman engaged in an intimate act. She was overwhelmed with shame, fear, and shock.

When she placed the tea and coffee on the table, she froze, unable to speak, her eyes fixed on the scene. She had never seen anything like this before. She was a woman whose husband had been away for years, and her emotions surged violently. Satan, as always, seized the opportunity.

The man, too, was in a daze—his mind clouded, his breathing heavy. The woman’s condition worsened. The two fell into sin right then and there.

The woman, who had been chaste for years, and the man, whose desires had been intensely provoked, succumbed to temptation. Satan played his role in what happened next—it was clear how things unfolded.

They engaged in an immoral act as if they were two strangers. The woman forgot that this was her brother-in-law, and the man forgot that she was his brother’s wife. All of this happened because of the sudden shock of the evil movie the man had accidentally seen.

Had he followed religious teachings and avoided entering the house without his sister-in-law’s presence, he could have been saved from this sin.

Lesson from the Story:

Monitor what your children watch—those girls were the reason this tragedy occurred in the household.

Immoral movies lead people to sin—they destroy families.

Satan exploits moments of weakness—guard yourself through faith and modesty.

Avoid being alone with non-mahram individuals—it prevents temptation.

When the story reaches this point, it shows a family torn apart. Evil films drag people into sin—beware of their dangers.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post