Sheekadan waa sheeko dhab ah. gabar reer muqdisho ah oo lagu magacaabo saamiya. Waxay baratay wiil la dhaho Liibaan oo ka shaqeeyo dukaan bakaaraha ku yaallo.
Wiilka wuxuu ahaa nin firfircoon oo kaftan badan.
Wuxuu bartay Saamiya oo ahayd
gabar bakaaraha adeeg u tagto maalin kaste. Oo suuqa kasoo iibsato waxyaalaha
guriga looga baahan yahay.
Saamiya waxay maalin maalmaha ka
mid ah ay baratay Liibaan oo joogo dukaanka uu ka shaqeeyo. Laakin markuu arkay
saamiya wuuba ka helay. Wuxuu ku yiri: abbaayo maxaan kuu qabtaa. Saamiyo
hadalkaas aad buu usoo jiitay meesha ayay isku barteen.
Markaas wuxuu saamiya ka qaatay nambarka
taleefankeeda.
Marka habeenkii la gaaray.
Liibaan wuxuu wacay saamiya. Nasiibdarro Saamiya way hurdaysay. Markay soo
kacday ayay missi kool ku aragtay taleefankeeda markaas ayay ku celisay waxaa
ka qabtay liibaan.
Hallow markuu dhahay codkiisa
ayay garatay islamarkii.
Sheeko ayay galeen oo isbarasho
ah. Sheeko guud ah.
Waxay u sheegtay inay suuqa imaan
doonto. Liibaan aad buu ugu farxay markay u sheegtay inay suuqa soo aadi rabto.
Maalintii markii la gaaray
liibaan asoo dukaanka joogo ayaa saamiya timid. si fiican ayuu usoo dhoweeyay.
Wuxuu dalbay cabitaan. Meesha
ayay ku sheekaysteen muddo.
Waxay isla galeen sheekooyin
fogfog oo xiriir jacayl kusaabsan.
Saamiya waxay ahayd gabar aad u
dareen badan. Ragga u nugul.
Dumarka noocaas ah uma adkaysan
karaan hadalka macaan oo jacaylka ku salaysan.
Saamiya aad bay uga heshay
Liibaan. Waayo liibaan wuxuu ahaa nin hadal macaan codkar ah oo kaftan badan.
Waxaa la wada og yahay naagaha
inay aad uga helaan ragga sifooyinkaas leh.
Liibaan wuxuu bilaabay inuu ka
fikiro qorshe oo ah shukaansi hoosaad inuu la galiyo saamiyo. Liibaan isna
wuxuu ahaa nin fudfud.
Xiriirkooda shukaansiga wuxuu
noqday mid joogto ah.
Laakin saamiya dhib weyn ayaa
qabsaday. Dhibkaas wuxuu keenay inay uur qaaddo.
Sidey uurka u qaadday waa si
fudud. Sheekada waxay u dhacday sidatan.
Habeen habeenada ka mid ah
liibaan wuxuu soo wacay saamiya. Wuxuu ku yiri: ka warran haddaan berri ku
kulanno dukaanka.
Saamiya waxay tiri waayahay wax
dhib ma laha.
Liibaan maalintaas wuxuu joogay
dukaanka kaligiisa. Wuxuuna ka fikirayay inuu saamiya baashaaliyo.
Saamiya ayaa timid dukaanka wayna
fariisatay wuxuu u dalbay cabitaan. Meesha ayay sheeko ka bilaabeen. Waxay isla
galeen sheekooyin la xiriira guurka iyo nolosha guurka iyo sheekooyinka jacaylka la xiriira.
Saamiya waxay ahayd gabar dhaqsi
wax ku dareento. Sidoo kale sungud ayay ahayd.
Dumarka sunagudka waa bansiin oo
dab la qabadsiiyay oo kale.
Saamiya way isbaddashay waxay
dareentay inay wax u baahan tahay.
Liibaan wuxuu ka akhristay
wajigeeda inay meel sare gaartay.
Dukaanka wax laguma samayn karo.
Labadoodana waxay rabaan inay wax sameeyaan.
Liibaan wuxuu ku fikiray in
musqusha dukaanka uu ku fuliyo danta uu leeyahay.
Laakin haddii dukaanka la yimaado
waa dhibaato isla markii waa la kashifmayaa.
Wuxuu ku yiri saamiya adiga orod
oo musqusha sii gal. muddo ku jir si loogu maleeyo inaan layla joogin.
Muddo kaddib anaa kaa soo
dabagalaayo. Wiil dukaan deriska joogo ayaan dhahaa dukaanka ii sii fiiri
musqusha ayaan aadayaa.
Saamiya waxay ku tiri waa yahay:
waxay aadday musqusha muddo ayay ku jirtay.
Waxay meesha ku sugaysaa liibaan.
Toban daqiiqo kaddib liibaan
wuxuu taleefan u diray wiil joogo dukaan deriskiisa ah wuxuu yiri ninyahow
musqul ayaan u baahanahay ee dukaanka ii sii fiiri:
Liibaan muqsusha dukaanka ayuu
aaday saamiya ayaa ku sugayso.
Meesha wax baa dhacay waa la wada
oga yahay nin iyo naag markay kulmaan inuu shayddaanka seddexeeyo.
Waa lasoo dhamaystay. Liibaan
wuxuu ku yiri saamiya markaan taleefan kuusoo diro kasoo bax musqusha.
Isaga wuu kasoo baxay wuxuu u
yimid wiilkii dukaanka u fiirinayay.
Wiilkii wax yar kaddib wuu baxay.
Liibaan wuxuu wacay saamiya oo musqusha ku jirto.
Wuxuu ku yiri hadda waad soo bixi
kartaa.
Markaas ayay soo baxay. Gurigooda
ayay aadday.
Labo usbuuc kaddib wiil la
dhashay saamiya oo ku nool dalka imaaraadka carabta gaar ahaan magaalada Dubai
ayaa saamiya usoo dhameeyay fiiso oo ay galayso imaaraadka.
Markay ay fiisaha heshay saamiya
waxay aadday dubai.
Waxay la degtay cid qaraabo ay
yihiin. Meesha waxaa loo geeyay inay ka shaqayso oo reerkeeda ay soo biisho.
Markay hal bil joogtay waxay isku
aragtay yaqyaqsi iyo matag.
Waxay u qaadatay isbadalka jawiga
labada waddan. Laakin maka harin arrintaas ilaa laga baaro. Marka la baaray
waxaaba soo baxday inay uur leedahay.
Waa warreeey!! Uur lama filaan ah. Waddanka
imaaraadka laguma dhali karo iqaama la’aan. Saamiya marka ay soo gashay waa
laga shiilay viisaha. Taas oo laga wado
baasaboorkeeda qof kale ayaa kusoo noqday meesha waxay ku joogtaa sharcidarro.
Reerka ay la noolayad naxdin. Aad
bay uga argagaxeen uurka gabdhan.
Sidoo kale walaalkeeda aad uu uga
xanaaqay wuxuu ku yiri yaa kugu sameeyay?
Saamiya oohin ayay ka bixi
waysay.
Islamarkii waa lasoo celiyay
muqdisho ayaa lagusoo celiyay.
Saamiya taleefan ayay u dirtay
liibaan waxay u sheegtay wixii dhacay.
Liibaan wuu ku jeesjeesay saamiya
wuxuu ku yiri: mala hubaa inaan aniga sameeyay?
Abbaayo iga leexo sheekadaas ha
ila imaanin.
Wuxuu diiday inuu qirto. Saamiya
waxay soo taagan tahay ninkaas ayaa igu sameeyay arrinrtan.
