Gabar Soomaali oo laga duubay video xun Painful story

Sida la ogyahay waxaa aad u soo  badatay duubista ama sawir-qaadida wiilasha soomaaliyeed ay kula kacaan gabdhaha walaalahooda muslinka ah, waxaa lagu someeyey gabar soomaaliyeed oo ku nool dalka maraykanka gobolka menasoota fal aad u xun, wiil ayaa wuxuu ka qaaday sawiro qaaqaawan kaddib ayuu bilaabay inuu ku iibiyo 5 doolar, marka goor dhow waxaa la soo galiyay Faceboogga  video oo ay ka dhex muuqato gabar soomaaliyeed oo qaawan oo musqul  ku jirta sida ka muuqata waxaa duubay qof  wata mobile videowga intaas qof ayaa aragtay, dhaqankan xun intuu naga soo galay, waxaan u sheegayaa gabdhaha soomaaliyeed walaalahayga ah inay iska ilaaliyaan nimanka waad ogtihiin diinta islaamka ma ogola naagta inay nin saaxiib ka samaysato, dhaqankaas waxaa ku dhaqma dadka gaalada ah ama dadka aan diin ku dhaqmin,  halaakn ka eeg gabar soomaaliyeed nin soomaali sawiro qaawan ka qaaday
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post