Naagaha soomaalida dhulka ayay ka helaan inay fariistaan

Dhaqanka ka jiray Soomaali oo ahaa in la fariisto dhulka siiba naagaha guryaha hortooda, waxay u qaateen dalalka shisheeyeha, tolow maxaad ku tirin kartaa inay dumarka Soomaalida inay sidaa ahaadaan? waxaad arkaysaa qaarkooda ka tagay dhaqankooda qaar ka tagay labiskooda, dadka soomaalida waxay lagu tiriyaa bulshadaha sida fudud isku baddala laakin iyadoo sidaa ay tahay dhaqankooda qaar kama tagaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post