Naagaha samankan waxay bilaabeen inay qurux ku raadiyaan jid xun iyo jid fiicanba marka la daba galay waxaa la ogaaday 10 qaab inay ku koobantahay waa sida soo socota
1. Guritaanka ama xiiristaxaada cagaha
2. Gaabinta timaha suniyaasha
3. Marsashada waxyaabaha la isku qurxiyo
4. Xiiritaanka timaha kilinkilada
5. Midabaynta timaha
6. Xidhashada timaha baadadka ah eebeenta ah
7. Xidhashada timo artificial ah
8. Isticmaalka wiilasha midabada leh
9. Cadaynta ilkaha
10. Isticmaalka cream yada la isku qurxiyo si joogto ah