Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada .
Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi .
Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan .
Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , dhunkashado iyo istiimin jirka intiisa kale iyo dhaq-dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka kaco raaxana la dareemo.
Waxaa muhiim ah in labada dhinac ogaadaan mid kale waa sura gal ah in ninka macaanka baashaalka dareemo una baahdo in galmood sameeyo halka xaaska ka gaarin baahidaas .
Marka baashaalka dhamaado xiliga waalida lagaarana oo la isu tago shaqadana dhaamato ayaa waxa ragga lagu tilanayaa in durba la soo bixin waayo haweeneydu waxa ay u baahan tahay in xoogaa xaalku sidiisa sii ahado ayna hesho qoor gilin iyo dhunkasho macaan .
Waxa dhici karta in xaaska xanaaq ka qaado marka ninka shaqada bogto durba la baxo , iyadoo la xusay in haweenka dareen kii hore ka mac ay hesho marka daqiiqado lagu dhex nasiiyo .

raaxada waxaa ugu fiican foorasiga marka sariirta madaxa la saarto oo lbada beri laka qaaqo
ReplyDeleteguurka xalaasha ah ayaad smayn kartaa galmo fiican wax xaaraan ah wax raaxo uu leeyahay lama arko guur uyo gaabsi kala fog
ReplyDeletewaa sax guurka xaalsha ah ayaa raaxo badan
ReplyDeleteasc walaal ninkayga waxaan isqabna mudo 3 sano ah waligayna kuma biyo bixin marku i tagayo ee waxan ku biya baxa marku i leefo hadii uu i leefin maba biyo baxaayo walaal waxan raba in ad i sheegto sababta aan ugu biyo bixiwayay marku i tago adiga oo raali ah thnkz asc
ReplyDeletehorta is farenta ma banantahe ,,,,,biyo bax ma laga wada ,aniga la ima qabo lakin saxib kee aya labashala lkn wan is gursan rabnaa
ReplyDeleteis fareska ma baananahe,,,
ReplyDeleteasc,aniga dib wayn aya ihaysta marka hore ani nin aya iqabo.,, ani iyo ninkeyga waxn is qabnaa mudo 4 bilod ila hada iskuma tagin wayo aniga ninkega majecli,anigo aros u diyar ayah aya laigu dare cuzz of my parents aya idahen gurso mana kadikarin,,,cid naga warqabto malahan ,,mana donayo in an udawado,,,asi ga maxumo iga maweno ,uu qurxon yahe,,lkn aniga hamigeyga ima sinayo in an udawado in kasoto uu isku dayo in uu iso dawado,,,,,wan ogahay in ay damdi igu tahe lkn ma dambi way baa(fadlan iga jawab sida uugu daqsi badan waa mahatsantahe
ReplyDeletehaa waa dembi weyn haddii naag ay ninkeeda sariirta u diido iyadoon cudur daar sax ah haysan marka waxaa kaaga fiican intaad aruursan lahayd lacnad inaad runta u sheegto oo aad dalbato furriin
ReplyDeletewalaal waa xaaran nin aan ku qabin inaad jirkaaga u dhiibto si kasta ahaatee, iskaba daa haddii farta uu kaa geliyo waaba ka sii daran tahay marka iska sabar ilaa aad ka guursanayso
ReplyDeletemarar badan aya ku dahe i fur lakin wuxu idahe kuma furayo wan kusugaa ila at isbadalesit aniga waxan sameyo maga ranayi,,,wan isku daya in an yelo lkn niyadeda ima sineso,,,watmahatsantahe
ReplyDeleteaniga mardaw aya laigursan raba marka waxan raba best way aa ugu raxen laha ninkeyga uu markasto uuigu so dawado,,,usan nag kale firinin,,waxn kawada si uu ugu helo markan bashaleno
ReplyDeleteabaayo ninkaan waa nin fiican nin 4 biloood ku sugay oo dood kugu furin wuu ku jecelyahay. taaan 1aaad hadlak wadliida dhagayso 2aaad nikaaxa wuu dhacay waxa laga yabaa in kheer u kugu jiro marka abaayo u sabar haddi aad wiil kalle jeceshahy ogoow kaas wuu ka sabaray waa habeenki xalay tagay in uu ku guursado marka ilaah ka cabso ma fahantay.
ReplyDeletewl waxan idin weydiina kawarn labad qof ee is guursan rabo ma is eegi karaan jirkooda si midba midka kale ugu qanco waa mahadsantihiin
ReplyDeletewalaalay labadiinaba waa isku dhib qabtaan asagaba dhib kuma yaro haduu afar bilood kuu samraayey nimanka qaar weyba ku dili lahaayeen ee walaalay salaatul istikhaara tuko ALLAH bari hadii khayr kugu jirana qalbigaagaga jacelkiisa ha galiyee , wax badanood nacayno oo khyr faro badan ku jiraaba jirto is daji ducayso Khayraan kuu rajeynayaa.
ReplyDeleteabowe yal ama abayo yal watmahatsantihin talada at isi sen,,,ajar iyo xasant allah haidn kasiyo,,i know waa nin fican ,,lkn niyadeda ima sineso in an udawado,, waxa umalena inu nin ajinabi iga ah wana ogahe inu ninkeyga yahe,,ona waxkasto oo igu sameyo dambi ahayn,,,ilahi ma oyiye qofkale oo solve garen kara problem keyga majiro,,
ReplyDeletenaagta aad rabto inaad guursato waxaad ka eegi kartaa wejiga iyo labada calaacal keliya
ReplyDeletewalaal waa mahad san tahayi
ReplyDeletewalaal waa mahad san tahayi
ReplyDeletewalal aniga gabar ayan ahay wali na laima gursan marka qof kacsi badan wan ahay marka hadan farteda istic malo madanbi baa
ReplyDeletewalaal farta haddii aad isticmaashid ood biyaha isaga keentid waa seego seegadana waa xaaraan
ReplyDeleteasc. walal waxan rabaa in aan gabar Bigra ah guursado marka waxan rabaa in ad iisheegto boomaato an u isticmaalo hadii eey jirto ama wax kale oo ii sahli kara oo si dhibyar iigu fududeyn kara si eeysan udareemin xanuun ?
ReplyDeletewalaal xaasku ay jeceshahay in malab yarowga jaqdo ninkuna awsan ka helin mxu sameenayaa
ReplyDeletewalal biyo iga maimadan lakin saas ku bikro jabo dambi miya,thks
ReplyDeletewaxaan leeyahay xaas iyo caruur mudu aan kala fogeen kabib waxaan maqlay in ee xaaskeega balwad istic maasho waana furay iyadoo hadal been ah balwada ma iga furantay
ReplyDeletexaaskaaga markaad furaysay maxaad ku tiri ereyada aad adeegsatay waa sidee soo caddee
ReplyDeletewalal labo sual ayan qaba ninka nagtisa ma u duqi karta guskisa,ninka neh gabada macuni kara yacni mau lefi kara..madhsanid
ReplyDelete