Qaamuus Carabi Soomaali online ah

Qaamuus Carabi Soomaali
Waxaa laga yaabaa inaad rabto barashada Carabiga, haddii aad ka ka mid tahay dadka xiiseeya Afka carabiga waxaan halkaan kaaga soo bandhigaynaa Qaamuus Carabi Soomaali oo ku salaysna technology search ereyga carabiga ayaad ku qoraysaa ama kan Soomaaliga isla markii wuxuu kuu baddalayaa ereyga wuxuu ku siin tarjamada ereyga oo degdeg ah, marka waxaan bulshada soomaaliyeed ugu baaqayaa inay ka faa'idaystaan cidda u baahan afka carabiga barashadiisa  Sida la ogyahay Soomaalida siyaasad ahaan waxay ku jiraan jaamacadda carabta, waana ummada muslin ah 100% inkastoo hadda la isku dayayo in qayb la gaalaysiiyo, marka waxaa jira qaamuusyo kala duwan afafka kale iyo af soomaaliga isku tarjumo, sida English Italian iwm. marka waxaa la sameeyey Qaamuus Carabi Soomaali oo ka kooban 20,000 erey Carabi ah waxaad ka heli kartaa internetka adigoo aan qarash kaa bixin balse waad ka tarjuman kartaa ereydada carabiga waxaan adin rajaynayaa ka faa'idaysi wacan 

Halkaan ka tarjum 

daruur.com
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post