Cunug Australian 12 jir naag weyn gabar ka dhalay

Cunug Australian 12 jir naag weyn gabar ka dhalay
Australian
Wiilka wuxuu saaxiib la ahaa gabadheeda, hooyada ayaaba jeclaatay markaas ayay dhowr jeer galmo la samaysay cunugga da'diisu waa labo iyo toban jir, waxay la samaynaysay galmada laga soo bilaabo 2011 ilaa hadda, markaas ayay uur qaadday, waxaa lagu xukumay lix sano xarig, markaas gabar ayay u dhashay bisha May 2014 , waalidiinta yarka yar ayaa dacwad ku soo oogay naagta iyagoo diidan inuu wiilkooda ka dhalay gabadha marka la baaray DNA waxaa cadaatay inuu isaga dhalay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post