guurka khudbasiraadka oo si fiican u soo batay siiba qurbaha

Bulshada Soomaaliyeed waxay leedahay dhaqamo yaab badan oo la xiriira dhinaca guurka waxaa ka mid ah guurka lagu magacaabo masaafo, kaasoo ah in lala cararo gabar oo ehelkeeda aan raalli ka ahayn in la guursado, inta la geeyo masaafo xaddidan ayaa markaas le mehriyaa, guurka noocaas ah waxaa hadda booskiisa soo galay guurka qurbaha ku soo batay siiba Kenya iyo itoobiya iyo south Africa iyo masar iyo sacuudiga iyo yaman, meelahan waxaa ku badan guurka lagu magacaabo khudbasiraad ama guur ku meel gaar, danta laga leeyahay waa raaxo keliya, laakin wadamada yurub waxaa ku badan guurkan waxa kii xag jira
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post