Arinta hoos u dhigta raaxada lamaaneyaasha

Dad badan ayaa is weyddiiya waxay leeyihiin marka aan ku cusbaa guurka aad baan u dareemi jiray raaxo macaan badan, laakin hadda aad uma dareemo, waxay u maleeyaan xaaska inay isbaddashay marka ay da'da yarayd inay ka fiicnayd hadda, sidoo kale naagta iyada way isla yaabaysaa muddo kaddib marka ay dareento inaysan si fiican ugu raaxaysanaynin, bal nimanka qaarkooda waxay raadiyaan naag kale inay guursadaan si ay uga helaan raaxo siyaado ah, qaar baa garoobada buurbuuran raadsado oo da'da yar, wuxuu is leeyahay kuwaas ayaa baahidadaad buuxin kara, laakin waxaad ogaataa galmada marka ay raaxada leedahay waa marka aad muddo mooganaato, oo biyahaaga ay bataan tusaale ahaan shan maalmood ama toaddoabaad way ka duwan tahay marka aad jimaac samaynaso habeen kasta, haddii aad badsato, oo maalin kasta aad samayso waxaa laga yaabaa sheekada oo dhan inay isu baddasho daal iyo dhidid iyo alimiindo keliya, oo raaxada dhan ay kaa tagto, markaas waxaad u malaynaysaa gabadha inay isbaddashay ama ay foolxumo soo weerartay, dad badan way umaleeyaan  inay xaasaskooda u dhamaatay oo ay weynaadeen oo aysan ka heli raaxada sariirta, waxaan kuu sheegayaa galmada raaxadeeda waxay ku jirtaa inaad u xiisto oo jirkaaga biyabax fiican uu ka helo, ma aha inaad iska keento adoon u baahnayn taas raaxo kuma jirto bal waxaa dhici karta in bahalkaaga damo adoo shaqada wado, markaas aad u malayso inay kuu dhmaatay meesha ayaa shaki kaaga bilaabanayaa, waxaad gaaraysaa heer aad ninimadaada  ka shakiso oo aad is dhahdo maxaa igu dhacay markii hore waan fiicnaa bee, sidey wax u jiraan bahalkayga waa daciifay sida la rabay uma taagmo, waxaa laga yaabaa ragga qaar inay eedda saaraan dumarka siiba kuwa fircooniga u gudan oo jirkooda aan dadka soo jiidanin, aad bay muhim u tahay inaad galmada waqti munaasib ah u yeesho raaxada naagaha yaryar iyo kuwa waaweyn adiga ayay kugu xiran tahay, arrintan waxay u eg tahay marka ay gaajo daran ku hayso cuntada aad bay kula macaan tahay maxaa yeelay muddo ayaad mooganaatay, laakin marka aad dhergan tahay cuntada fiican xitaa ma cuni kartid waayo waad buuxdaa caloosha cunto ayaa ku jirta, dhalinyarada maalin waalba seegaysta uma seegaystaan raaxo keliya caado ayay u noqotay, qofka wixii ku bato kuma raaxaysto wax kasta ha iska badinin

4 Comments

  1. Anonymous7/01/2015

    asc RG waxan ahay wiil 18 jir ah walal siigo ayaa idishay waxan ahay nin aad u kacsi badan malinti 4 ila 3 jeer ayan sigaystaa markan biyo baxo kacsi ayaan kasii qada oo waxan raboda inan hadane siigaysto walal aniga bahalkayga waa dhagax lakiin mudo 3 sano kahor kacsigayga dareen ayuu lahaa hada hadan arko gabar surwal qabto wan kacsan lakiin daren maleh hadii aan istatabto ayuu daren kayga iman waxan aad dadwada filmanta filin sex ka walal markasta oo an biyo baxo wan shaleytoda eee maxa talo ah sideen kusoo celiyaa darenkayga oo aaan ahayn kan guska iyo adkanayo micnaha markan arko gabar iyo flin sex siden kuheli kara darenkaygi hore

    ReplyDelete
  2. haddii aad sidan ku socoto heer waxaad gaaraysaa inaad naag u tagi weyso, naftaada waxaad ku ridaysaa halaag oo daran ka fogow waxa aad sheegtay oo dhan waa laga yaabaa inaad fiicnaato

    ReplyDelete
  3. Anonymous7/09/2015

    waxaan rabaa in leygala taliyo naag aan qabaa marka aan sex lasameeyo dagaal adag bey igu bilowdaa mana wada hadlikarno ilaa hal isbuuc marka waxan rabaa in leygala taliyo arinkaan

    ReplyDelete
  4. waxaa lagaa rabaa inaad dib isugu laabato maxaa adiga kaa qaldan maxaa keenay inay diido galmo ? xanuun miyay dareemaysaa? isku day inaad kala hadashid arintaas

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post