Madaxweynaha Zimbabwe oo dalbaday inuu guursado Obama


Maalmahan la soo dhaafay maxkamadda sare ee dalka maraykanka waxay oggolaatay inay is guursan karaan dadka khaniisiinta ah ha noqdaan rag ama dumar, madaxweynaha dalkaas Barack Obama aad buu u soo dhoweeyay go'aankaas ay maxkmadda ka soo saartay, wuxuu ku tilmaamay go'aanka maxkmadda inuu guul u yahay jacaylka, laakin madaxwenhaya Zimbabwe Robert Mugabe ayaa u jawaabay Obama wuxuu ka codsaday arrin la yaab leh wuxuu yiri: "Obama haddii uu difaacayo guurka khaniisyada oo uu leeyahay nin iyo nin way is guursan karaan anaa guursanayo obama laftiisa ha ii oggolaado", taas oo muuqata inuu ku jeesjeesayo sida uu u dulloobay Obama
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post