Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u dabaaldagaya sanadguuradii ka soo wareegatay xornimada Soomaali oo ahayd 26 bisha lixaad 1960, sanadguuradan waxay noqanaysaa 55aad waxaa lagu qabtay xafladda magaalada muqdisho sawirada ayaa kuu sheegaya isbaddalka ka jira dalka, toorto oo calanka soomaaliya ah ayaa la sameeyay