Wiil Soomaali naag caddaan guursaday

Guud ahaan guurka waa wax nasiib ah, soomaalida waxay dhaqan ahaan ahaayeen dad aad u ad'adag oo aan cid kale rabin inay guursadaan, tusaale ahaan marka soomaali la joogay dadka jareerta ah lama guursan jirin ninkii gabar jareer ah jeclaado ehelkiisa way uga digi jireen haddii uu guursadana waa la goyn jiray, iyadoo ay arrintaas diinta reebin waayo dadka jareerta ah waxay ahaayeen dad muslimiin ah, sidoo kale waxaa jiray dad soomaali ah oo xataa soomaalida ka sii qurux badan oo la dhihi jiray madhibaan ama midgaan, anjalaay, tumaal , oogi, waxaan oo dhan dadka soomaali ayaa samaystay.
 laakin marka dibadda la yimid dadkii soomaaliyeed waxayba guursadeen gaalo cadaan ah african maraykan ah, wiilkan waa qof soomaali ah guursaday gabar cadaan ah
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post