Homeguurdoonka Cabdinaasir Ismaaciil Ciise waxaan joogaa puntland guur baan rabaa byXD -3:24:00 PM 0 Asalaamu calaykum Walaal anigga waxaa laydhahaa cabdinaasir ismaaciil ciise waxaan joogaa puntland Bosaso E- mailkagu waa kan idinka soo diray Waxaan jiraa 25sano Waxaan ahay lab waxaan doonayaa gabar jirta inta udhaxaysa 25--35 oo ah gabar akhlaaq wanaagsan diinta ku wanaagsan hadana aqoon maadi ah leh inshaa alaah intaa ayaan codsanayaa sawirkayga waxaan soo dirayaa markii ad isku kaaya xirtaan gabadha aan rabo wabilaahi tawfiiq waxaan wataa telka ah 00252907743075 Tags: guurdoonka Facebook Twitter