Gaari sida kabaha u samaysan

Insaanka wuxuu iska jecel yahay inuu sameeyo wax aan looga horreynin si uu ugu faano dadka kale oo isaga la tartamaya, maanta waxaan arkaynaa gaari aad la yaabayso qaabka uu u samaysan yahay, marka aad eegto waxaad moodaysaa kab weyn oo caadi ah, laakin waa gaari la kaxayn karo oo la fuuli karo bal ila eeg sawirkan yaabka badan 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post