Harnaam Kaur waa naagta gar weyn deysatay

Harnaam Kaur waa gabar u dhalatay dalka India ayaa waxaa u soo baxay gar weyn sida nimanka oo kale sidoo kale timo badan jirkeeda oo dhan daboolay xabadkeeda iyo lugaheeda gacmaheeda,  iyo naasaheeda , timahaas waxay ku bilowdeen marka ay gaaraty da'deeda 11 sano, waxay xiiri jirtay toddobaadkii labo ilaa seddex jeer, dhowr jeer waxay isku dayday inay dhib isgaarsiiso, marka ay gaartay 16 sano waxay go'aansatay inaysan xiirin sidaas inay ku waddo nolosheeda,markii sidaas ay nolosheeda ku wadday ayaa websiteka Urban Bridesmaid  ayaa wuxuu heshiis kula galay inay cambuurada arooska u xayaysiiso garkeedana waxaa loo baddalay in ubax lagu qurxiyo


eeg sawirada gabadhan





 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post