Waxa kuu keeni kara madaxdhuuriga

Dad badan waxay ka sheegtaan madax-xanuun siyaado ah ama madaxdhuuri waxaad u taqaano, wuxuu ku soo laabanayaa todoobaadkiiba labo jeer ama seddex jeer waxaad ogaataa inaadan ku degdegin daawo seddexdan xaalad kama baxo :
  1. Haddii xanuunka uu yahay madaxa korkiisa waxaa jirkaaga ku yar biyaha iyo cunto fiican, 
  2. Haddii uu xanuunka kugta yahay ama gadaal waxaad u baahan tahay nasasho, 
  3. Haddiise uu yahay meesha xanuunka jiro madaxa hortiisa indhaha korkooda waxaad u baahan tahay hurdo 

waa laga yaabaa sababo kale inay jiraan laakin kuwan ayaa u badan sababaha keena madax-xuunka

2 Comments

  1. Asc
    Dhamaan
    Wxn Shy wiil waxaan mar marka qaar isku arkaa Madax Xanuun Labada dhafoor
    Maxaa iga kHaldan Markaa

    ReplyDelete
  2. Madax xanuunka waxyaalo badan ayaa keena

    oo ay ka mid yihiin daaalka fikirka hurda'aanta murugta timaha badan oo aan la nadiifinaynin iyo jirrooyin kale oo la xiriira jirka gudihiisa iyo nervayaasha

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post