Gabarta garoobta arimahan ayay uga fiican tahay grasp case

Gabarta garoobta arimahan ayay uga fiican tahay grasp case
Waxaan la wada socnaa in guurku labo hadaf laga leeyahay midka koowaad oo ah in nafta lagu dhowro si ayna xumaan ugu dhicin midka labaadna waa caruur in laga helo, haddaba haddii guurka laga waayo raaxada laga rabay wuxuu isu baddalaa cadaab iyo nacayb iyo walwal iyo walbahaar habeen iyo maalinba.
dad badan waxay aaminsan yiihiin inay naagta garoobta ka dhaqan fiican tahay gabadha siiba ku dadaalka ninka iyo waxa uu u baahan yahay, waayo khibrad ayay u leedahay la dhaqanka ninka, runtii hadalkaan sax ma aha, haddii la isu barbardhigo gabar iyo garoob waxaa la qaataa gabar maxayeelay, gabadha nin kale ma soo arkin adigaa ugu horeeya nin, raaxadana waa tii adiga aad barto, sida aad adigu tahay ayay kula noqnaysaa, waa wax cusub, laakin midda la soo furay waxay mar kasta u hanqaltagaysaa ninkii soo furay maanta oo dhan waxay ku  soo cecelinaysaa halka wanaag uu lahaa, xataa haddii adiga aad leedahay sagaashan iyo sagaan wanaag, ma eegayso wixii adiga aad tahay, xagga lcagta biilka qarashka dhaqanka istiinka galmada dhamaan noloshiina waxay ku xiraysaa nolosheeda hore, teeda kale gabadha waa bigro adigaa ayaa furaya, cambarkana wuxuu aad u macaan badan yahay marka uu cusub yahay, aad buu u kulul yahay raaxo badan ayuu leeyahay, sidoo kale gabadha naasaheeda way taagan yihiin, si kastaba la mid ma aha wax cusub wax oo sokonto maano ah.

2 Comments

  1. Anonymous11/06/2015

    Weey jeraan garoob ka feecan gabdha bikrara ah maxaa yeelay waceey leeyegeen qebrat

    ReplyDelete
  2. gabdhahavgroobta ah ma sina ama iskumid ma aha
    gabdhaha bikradahna ma sina iyaguna waxad arkaysa gabadh garoob ah lakin ad u fiican bikroyinka qarkodna ka fiican halka gabdhaha bikrada ihi ay xaga raxada ku ammanan tahay mxaayelay ilahay aya ku shegay qurankisa oo ogu bishaareyay ehelu janaha hase ahatee waxa jira gabdho bikro ah lakin an raaxo sas ah lahayn waxana usabab ah ayan dhihi karnaa
    xanun ayaa ku dhici kara
    in ay cuntada ay cunayso ay nafaqo la an tahay ayaa laga yaba

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post