Pro Mohamed Abdul samad Mehanna

mohammad mehanna
أ.د. محمد عبد الصمد مهنا
Taariikh nololeedka
Magaca: Maxamed Abdul Samad Mehanna.
Shaqada: ustaadka  qaanuunka dowliga ee guud iyo xubin ka tirsan xafiiska farsamada imaamka ugu weyn ee Al-Azhar
Kormeeraha  warbaahinta  mashiikhada Al Azhar Al Sharif.
Shahaadooyinka iyo taariikhda uu helay
1. Bakelor qaanuunka iyo booliska 1974.
2. Diploma qaanuunka guud 1976, Kuliyadda sharciga – Jaamacadda Ain Shams
3. Diploma qaanuunka dowliga  Kuliyadda sharciga ee 1977, Jaamacadda Ain Shams.
4. PhD qaanuunka jaamacadda (ClermonFd) France takhasuska qaanuunka guud 1989. arrinta argagixisada iyo dhibaatada casriga ee qaanuunka dowliga cusub.

  Khibradaha cilmiga 
1. cilmibaaris iyo waxbarasho dalka France laga soo bilaabo 1980 ilaa taariikhda helitaanka doktooraahda Janaayo 1989.
2. dhigidda maaddada qaanuunka dowliga guud iyo ururada caalamiga kulliyadaha Shareecada Islaamka iyo qaanuunka ee jaamcadda Al-Azhar - tan iyo 1993 ilaa iyo hadda.
3. dhigidda maaddooyinka tasawufka akadeemiyadda  Imaam al-raaid ee daraasadaha tasawufka iyo culuumta turaaska.
4. dhigista kutubta suufuyada Masaajidka Al-Azhar, sida kitaabka xikam ibn cadaaillaah sakandari
     Iyo almabaaxis al-asliya Ibn al-Banna Alsergisti, iyo xeerarka suufiyada Sheekh Zarrouk iyo kashf al-maxjuub Ali Hujwiri ... iwm
5. Kormeeraha  guud ee akadeemiyada  Imaam al-raaid ee daraasaadka tasawufka iyo culuumta turaaska.
6. lataliyaha aqoonta, ee majallada cilmi baarista iyo daraasaadka suufiyada (waa majallo  cilmiyeed oo dowri ah).
7. agaasimaha Xarunta garsoorka Islaamiga Jaamacadda Azhar tan iyo 1993.
8. Lataliyaha imaamka weyn ee Dibadda Al-Azhar xagga xiriiryada iyo iskaashiga Caalamiga.
 ----------------------------------------------
الســـــيرة الـذاتـيــة

الاســــم:  محمد عبد الصمد مهنا.
الوظيفة الحالية:  أستاذ القانون الدولي العام وعضو المكتب الفني لفضيلة الإمام الأكبر شيخ الأزهر
    والمشرف على الإعلام بمشيخة الأزهر الشريف.


المؤهلات العلمية وتاريخ الحصول عليها


1.    ليسانس القانون والشرطة 1974.
2.    دبلوم القانون العام 1976 كلية الحقوق – جامعة عين شمس.
3.    دبلوم القانون الدولي 1977 كلية الحقوق جامعة عين شمس.
4.    دكتوراه في القانون جامعة كلير مون فيراند (ClermonFd ) بفرنسا تخصص القانون الدولي العام 1989. في موضوع الإرهاب وأزمة القانون الدولي الحديث.

 الخــــبـرات العلمـيـة
1.    البحث العلمي والدراسة بفرنسا من عام 1980 حتى تاريخ الحصول على الدكتوراه يناير 1989
2.    تدريس مادة القانون الدولي العام والمنظمات الدولية بكليات الشريعة والقانون بجامعة الأزهر –
    منذ عام 1993 حتى الآن.
3.    تدريس مواد التصوف بأكاديمية الإمام الرائد لدراسات التصوف وعلوم التراث.
4.    تدريس كتب التراث الصوفي بأروقة الجامع الأزهر، كالحكم لابن عطاء الله السكندري والمباحث      
    الأصلية لابن البنا السرقسطي، وقواعد التصوف للشيخ زروق وكشف المحجوب الهجويري... الخ.
5.    المشرف العام على أكاديمية الإمام الرائد لدراسات التصوف وعلوم التراث.
6.    المستشار العلمي لمجلة البحوث والدراسات الصوفية (مجلة علمية دورية محكمة).
7.    مدير مركز التحكيم الإسلامي بجامعة الأزهر منذ عام 1993.
8.    مستشار الإمام الأكبر شيخ الأزهر للعلاقات الخارجية والتعاون الدولي.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post