Ordoghan oo Masjidka Nabiga SCW imaam ka noqday

Ordoghan oo Masjidka Nabiga SCW imaam ka noqday e
Masjidka Rasuulka scw
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordoghaan oo ku joogay booqasho dhulka barakaysan makka iyo madiina, wuxuu imaam ka noqday masjidka rasuulka -naxarsiis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- isaga ayaa salaadda galiyay oo imaam ka noqday habeeni xalay ahayd, taas oo lagu tilmaamay darajo qiime badan inay u tahay nin madaxweyne ka ah turkiga oo ahaan jiray dalka xukumi jiray caalamka waagii hore.

muuqaalkan waa marka uu soo galayay masjidka 
 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post