Baasaboorka Africa ku midaysan tahay oo soo baxay

Baasaboorka Africa ku midaysan yihiin oo soo baxay
Baasaboorka midowga Africa oo goor dhow hirgali doona hadda waxaa lagu bilaabayaa madaxda africa iyo dadka arrimaha dibadda lug ku leh iyo shaqaalaha safaaradaha, baasaboorka wa la gudoonsiiyay madaxa midowga africa ahna madaxweynaha chad idiris deebi hsirka ka dhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda baasaboorkaas oo noqon doona mid lagu gali karo dal kasta afrikaan ah.
waxaa la sheegayaa soomaalida waxay noqon doonaan dadka aadka uga faa'idaysan doono baasaboorkaas waayo waa dad ganacsiga ka helo meel kastana gali kara.
Baasaboorka Africa ku midaysan tahay oo soo baxay

Baasaboorka Africa ku midaysan tahay oo soo baxay

Baasaboorka Africa ku midaysan tahay oo soo baxay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post