Daaxi khalfaan oo lagu yaqaano inuu aad u caayo dadka islaamiyiin siiba jamaacada ikhwaan musliliin waxaa helay saxafi turki ah oo lagu magacaabo ismaaciil baasha wuxuu ku tilmaamaya inuu yahay eey yar ama cayayaan oo dadka dhiba oo aan habboonayn in lagu mashquulo.
daaxi khalfaan oo ahaa ninka u taliya booliska dubai wuxuu caan ku yahay inuu taageero yahuuda dadka islaamiyiintana uu caayo aflagaadeeyo, marka wuxuu aad ugu faraxsanaa inqilaabka turkiga dhacay laakin aad buu dhicisoobay wuxuu noqday mid aad loogu qoslo, ciidan rabay inay fuliyaan sharafta ayaa laga qaaday waa la qaawiyay.