Waxaan shaki ku jirin madaxweynaha turkiga inuu yahay nin diinta soo bartay sida ay sheegeen dad badan oo dalka turkiga u dhashay, waxaa kaloo jira inuu yahay nin hadaf diin ah wata oo raba inuu turkiga u baddalo dowlad diini ah, carabta oo ah maanta dad ka tagay diintooda ma rabaan in dowlad cajam ah ay diinta qaadato, soomaali xitaa sababaha loo dabargoynayo waa diinta ay dhageen awgeed, carabta dowladda itoobiya ayay la jiraan.
waxaad eegtaa sawirada madaxweynaha turkiga marka la fadhiyo culimad sida uu ula fadhiyop ixtiraamka ka muuqa iyo tawaaduca, sidoo eeg marka uu la fadhiyo madaxda caalamka laga baqo oo marka ay carabta la fariisanayaan ay noqonayaa sida ilmo yar ag fadhiya macalinkiisa oo kale waa sawir runtii aad u yaab badan