Nin sacuudi geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey

Nin sacuudi  geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey
Nin sacuudiyaan ah ayaa wuxuu gowracay qurbac markuu fashilmay afgambiga turkiya isagoo leh Ilaahay baan ku mahdinaynaa u gargaaray walaalaheena turkiga geelkan waxaan u gowracayaa farxad awgeed maadaama uu fashilmay inqilaabka lala rabay madaxweynaha rajab dayib erdoghaan waa nimco ilaahay ina siiyay .

daawo video

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post