Ilaa iyo hadda dadka inqilaabka riday waxay seexanayaan bannaanka waayo weli waxay ku jiraan ilaalinta dalka, wali layskuma hallayn karo askarta, waxaa jira dad badan oo raacsan gaalada, afgambiga aad buu u weynaa marka shacabka ilaa iyo hadda waxay joogaan bannaanka magaalo kasta turki ah, dad kasta iyaga ayaa ilaalsan kara dalkooda, madaxweynaha tukiga si fiican ayuu u dhisay waana hormariyay