Madaxweynaha turkiga waxaa la sheegay inuu yahay nin diinta islaamka soo bartay, wuxuu nqoday maanta nin madax ka ah dowlad soo ahaan jirtay khilaafo weyn oo meelo badan xukumi jirtay, marka nidaamka khilaafada la radiya sanadka markuu ahaa 1923 waxaa lagu baddlay jamhuuridda turkiga, waxaa la baddalay qoraalka carabiga aadaanka ayaa la joojiyay xajka ayaa la diiday sidoo kale waxaa la reebay xijaabka aad baa loola dagaalamay diinta islaamka culimo badan ayaa la xasuuqay qaarna way soo carareen, marka maanta waxaa soo nqonaya islaamka, sirta ku jirta madaxweynaha turkiga gacantiisa sida sababta uu u yeelayo wuxuu tilmaamayaa awoodda Alle inuu rumaysan yahay gacanta si fiican u eeg waxaad moodaa qoraalka ereyga الله eeg sida uu u laabay suulka iyo farta .