Cumar Khaalis oo kaalin weyn ka cayaaray fashilinta afgambiga

Cumar Khaalis oo kaalin weyn ka cayaaray fashilinta afgambiga
Ninkan oo lagu magacaabo Cumar Khaalis Damiir wuxuu ahaa xoghayaha ciidanka umuuraha gaarka wuxuu ka mid yahay dadka inqilaabka turki fashiliyay ninkan wuxuu dilay seddex jeneraal oo rabay inay kala wareegan dhismaha ciidanka khaask ah, wuu diiday marka ay u soo galeen, jeneraal iyaga ka mid ah ayaa wuxuu ku yiri anaga waan qabsanay dalka marka nagu wareeji meeshan wuxuu cumar ku yihi aniga idin uma haysto inaan kuu dhiibo meeshan ee waxaan la hadlayaa hoggaamiyaha iga sarreeya, markuu la hadlay hoggaamiaya ka sarreeyay ayaa hoggaamiyahii ku yiri qof uma dhiibi kartid meesha, cumar markuu maqlay wuxuu dilay sedexda jeneraal isagana meesha ayaa lagu dilay marka way awoodi waayeen inay la wareegaan dhismaha ciidanka khaaska.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post