Wasaaradda arrimaha gudaha sacuudiga oo shaaca ka qaaday ninka rabay inuu qarax ka fuliyo masjidka rasuulka صلى الله عليه وسلم waxay sheegaan inuu ahaa magaciisa Naa'ir Muslim Xammaad Annujaydi Albalawi wuxuuna u dhashay sacuudi wuxuuna jiraa 26 sano.