Gabar geesiyad ah ayaa u soo baxday wasiirka warfaafinta dowladda federaalka markuu ka hadlay gawaarida bajaajta ee magaalada muqdisho, gabdhan waxay soo duubtay video xoog badan oo ay si kulul kaga hadlayso dadka noocan oo kale ah soo faragashanaya waxyaalaha aan loogu talaggalin waxaan kuu rajaynayaa inaad si wacan u daawato gabdhan.