Madaxweynaha turkey oo maanta salaadda subax addimay


Madaxweynaha turkey oo maanta salaadda subax addimay
Madaxweynaha turkiga oo addimay 5 maalmood kaddib marka inqilaabka oo dhicisoobay, madaxwynaha turkiga oo ka addimay masjid ku yaalla madaxtooyada, waxayna ahayd salaadda fajar ama salaadda subax, edoghan oo raba turkiga inuu u baddalo dowlad islaamk ah waayo waxay ahayd khilaafada islaamka meesha laga xukumo marka maanta dadka muslimiinta oo dhan waxay la safan yihiin madaxweynaha turkiga rajab dayib erdigan.
aadankan wuxuu ahaa maanta khamiista ah.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post