Sida ay u biyabbaxaan dumarka

Sida ay u biyabbaxaan dumarka
Su’aashaan hadaad weydiiso qof dumar ah lagama yaabo intooda badan in ay si sax ah kaaga jawaabaan, qaarkood waxaa ay kuu sheegayaan in arintaasi aysan ahayn wax jira balse qaar yar ayaa ku dhahaya arintaani waa jirtaa balse iyaguna sharaxaad kama siinayaan sidaa daraadeed dadka baaray  ayaa ku siinayee qabso oo dhakab dheh waayo cilmigu ceeb waa kadhanyahay.
Dumarku waa biyo baxaan balse biyo baxa dag daga ah ee dumarka ayaa ah ayaa ah in Biyo jilicsan oo cadaan xigeen ah ay ka yimaadaan kuwaasi oo marka ay soobaxyaan an lahayn wax dreen raaxa ah.Dumarka qaar xiliga biyahaasi kaadi caadi ah ayaa timaada.
Maxaa keena Biya baxaas dag daga ah?
Waxaa sababa halka Looyaqaano  dhibicda  G oo ah meesha ay dareenka ka qaataan dumarka ayaa qanjiro ku yaala ay cadaadismaan kadibna waxaa soo daadanaya dhacaankaasi.
Halka qaarkale oo dumarka kamid ahna ay sabab u tahay marka ay dareento wax xod xodiya (kintirka) taas ayaana sababto in dareerahaasi yimaado.
Dumarka oo dhan Arintaan maleeyihiin ah in ay horay ka biyo baxaan?
Jawaabta ayaa noqoneysa haa sida ay muujiyeen daraasado caafimaad ah oo lasameeyay ayaa sheegay in dumarka oo dhan ay biyo baxa dag daga ah leeyihiin balse waxaa intaasi ay ku dareen daraasadahaasi in inta badan dumarku ay gudaha u biyabaxaan oo aysan banaanka u soo bixin xiligaasi qaarkamid ah dumarku kaadi ayeey dareemaan.

42 Comments

  1. Anonymous7/29/2011

    Walaalaha RG hadii an istimka aan kudheereyo sawjededa ama naagteyda biyihi aya soodhowanaya marka aan galmada aan bilaabi rabo biyihi aya iga imanaya marka seban istimka kudheeren kara oo aan biyahana aan ku dahin kara. aad iyo aad ayad u mahadsantihin

    ReplyDelete
  2. marka aad istiika ku samaynaysid xaaskaaga bahlkaaga ha taataabanin, istiika kaftan ahaan ka dhig

    ReplyDelete
  3. Anonymous8/04/2011

    Raggu waa kala farsamo duwan yihiin, Gabadha Istiimi marka hore, Kintirka u salaax, Naasaha ibtooda horena farahaaga ama afkaaga taabsii.

    Alaabtaada gasho halkii loogu talo galay, Xanjo ama Chewing Gum calasho oo afka ku hay si aanay biyuhu hore kaaga imanin, biyaha hore badanaa hore ayuu u yimaada, balse biyaha dambe amase ka sadexaad si fiican ayad sawjadaada ama gabadhaada aad u qancinaysaa.

    Hadii ay wax kale jiraana Fadlan dhakhtar u tag.
    Wasalama Alykum

    ReplyDelete
  4. Anonymous8/13/2011

    biya baxa hore degdega ah raga badanaa waka siman yihin..seega ama bahalkado tataabatid kumaxerna wax walbana darenkaada ayey lasocdan waxaa jira wax ladhaho high emotion iyo low emotion nin walbana labadas mid unbo yahay..guus aa laweynenaya,ama ladherenaya waa ben.wixi intas der fadlan daqtar spelishiste ah oo xaga galmada kutaqsuse arag wabilahi tofiq

    ReplyDelete
  5. Anonymous8/13/2011

    idin ko raali ah sharci ahaan ma banaan tahay in ragu ay xaasas kooda ay u tagayan ay carabka gel geliyaan cambarka mase banaan tahay in xaaska inayana ay u nuugto walaal arintaas ayaan u baah naa in leyga jaahil bixiyo ,MAHADSANIDIIN

    ReplyDelete
  6. Anonymous8/15/2011

    Asw

    waxaan jecelahay dumarka niqaaban, Fantasies ayaan sameeya naag xijaaban / naqaab markaan xaaskayga u tagaayo, ma wax denbi ah ayaa ku jira.

    ReplyDelete
  7. xaaskaaga waxaad ku isticmaali kartaa qaabka aad rabto iyadoo jiifto iyadoo fadhiso iyadoo taagan jikada musqusha qlka fadhiga qolka jiifka iyo dhar wadato iyadoo aan wadan iyo niqaaban iyo aan niqaabnayn middaas idinka ayay idin khusaysaa sharciga adiga ayuu ku siiyay saad rabto u adeegsato waa beertaada dhanka kasta u fal Alle wuxuu yiri نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَّكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ
    (naagihiina waa beerihiina ugu taga sidaad doontaan)

    ReplyDelete
  8. Anonymous9/25/2011

    aniga marka horey wiligay ma guursan lakiin waxaan jecelahay mar dhaw in aan guursado in shaa allah marka waxaan rabaa in aad ii sharaxdo naagta hadaan guursado nocee baan ugu galmoonkaraa

    ReplyDelete
  9. Anonymous11/05/2011

    a.c

    walaalkenii ina waydiyay su.shaashii ahayd xaaskayga cambarkeeda carabkayga ma mar marin karaaa iyo iyadu xubinka taranka ee raga afka mala aadi kartaa Taas jawaabteedu waa Mabanaana arinkaas, maxaa yeelay labadaan meeloood Rabi wuxuu ka keenaa Nijaasada. sidaas darteed meel nijaaso ka timaado in aad afkaaga wanaagsan ee carabku kuyaalo aad maalin walba rabi ku xusto in aad Nijaaso la aadaa waa wax aaan banaaanayn laakiin raaxada inteeda kale way banaantahay marka laga rabeebo in aad uga galmooto xaskaaga Duburta( Dabada)
    A.c

    ReplyDelete
  10. Anonymous11/13/2011

    faraynta cambarka ama faraynta siilka naagta intee raaxo ay ka heli kartaa malaga yaabaa inay damarku ku biyabbaxaan faraynta

    ReplyDelete
  11. naagaha raaxada way ku kala dunawnyihiin qaar waxaa jiraa aan ka helin far ama gacan in cambarka loogu taabto kaliya ka hela bahalka ninka, qaarna way ka kelaan farfaryta cambarka saas oo kale way jiraa naago faarayntaku biyabbaxo waa kuwa shawada badan inta badan way seegaystaan gacanta ayay isaga keenaan marka ay faraha ku tuutuujiyaan dibnaha farjiga aad bay raaxo u dareemaan, marka xaaskaaga haddii ay ka hesho ugu raaxee haddii aysan ka helin sida ay rabto u yeel

    ReplyDelete
  12. Anonymous8/07/2012

    waxan ka helaa in layfarteeyo ee dhibmaa ka imaan karto

    ReplyDelete
  13. ninksa xaaskiisa waa farayn karaa wax dhibna ma laha haddii ay naagtu ka hesho, naago waxaa jira farta aan ka helin oo dhibsada

    ReplyDelete
  14. Mubaarag8/29/2012

    Thanks all the Comment is good,
    Aad iyo aad ayaan uga helay sheekada
    Raxada Guurka. Inta isku dayday fakaradaan way mahadsanyihiin dhamaantoodna kolay anigu waan kahelay waayo waa wax dadka oo dhan anfacaya oo loowada bahanyahay marka sidaas darteed,

    waxaan jeclahay in aan way diiyo Hal su,aal ah
    taas oo ah Biyo baxa dagdag ga ah maxaa daayo loo isticmalikaraa? ama Cuntada ugu fiican ee loo Cuni karo? mahan biyo bax aad ah laakiin sidii larabay mar mar looma helo

    ReplyDelete
  15. Anonymous6/25/2013

    scw waxaan rabaa inaad su al iga jawaabtaan taas oo ah hadii ninku qabo naag gadaal u weyn oo galmadii uu dhib ka qabo qaababkee ugu sahlan oo loo galmoonkaraa. sababtoo ah ma ogala qofta qaab aan ka aheyn in ninku uu dul maro. taasna waan ku daalay.

    ReplyDelete
  16. Anonymous6/25/2013

    wlaal su al ayaan raba inaan idin weydiiyo waxaan ahay gabar xaas ah dhaqtarka ayaa igula taliyay inaan uur qaadin mudo sidaa darten waxaan bilaabay kaniinga ilma joojiya lakin waan ku xanuunsaday waan joojiyay hadana mid kale ayaa bilaabay waan ku xanuunsaday, ugu danbeyn dhaqtarkii wuxuu igu yidhi waxad isticmaali kartaa condom, waanan tijaabiyay raaxo ma leh, waayo ani waxaan ku raaxeysaa biyaha nin kayga marka uu ugu shubo ayaan qaboobaa hada mudadii u danbeysay waan nacay howsha dhan waayo macaan ma leh sidii hore maxaa talo isiinaysaan, ninkaygawaan la hadlay wuxu i dhahay waa in aan raacno talada dhaqtarka.

    ReplyDelete
  17. kaniiniyada cuurka dhammaantood waxay leeyhiin xanuun kala duwan ilaa jirka ula qabsanayo, marka waxaan kula talinayaa in ninkaaga caadi kuu isticmaalo marka ay biyaha aka soo dhowaadaan uu bannaanka ku daaiyo taas ayaad ku heli kartaa raaxo

    ReplyDelete
  18. Anonymous6/26/2013

    wlaal waa gabadhii kiniinga uurka ku xanuunsatay ee hore su aasha kuu waydiisay. wlaal waxaan ku raaxeystaa marka ninkayga uu biyaha ugu shubo, hadii aan biyaha la igu shubin ma biyo baxo markaa hadii ninkayga biyaha banaanka ku shubo aniga raaxo iima aha ee waxa kel oo uurka ku ilaalin karo ma jira

    ReplyDelete
  19. waxaaa ii sheegtaaa xaaaska markiii is ku galmoono cabaar ka dib is taagto biyaha dhan soo laabto arintaas iga jaahil bixi

    ReplyDelete
  20. Anonymous8/02/2013

    ASC WR WB MARKA HORE SALAN KA BACDI WAXAAN RABAA IN AAN U MAHAD CELIYO DADKII KA SOO SHAQEYAY WEBSITE-KAN MARKA XIGTA WAXAAN RABAA IN AAN WAX YAR OO FAA'IIDO AH KA SIIYO WALALAHA SOMALIYEED GAAR AHAAN RAGA KU DHIBAN BIYA BAXA DAG DAGA AH.

    SAMEE ARIMAHAN SOO SOCDA HADII AAD TAHAY QOF KU DHIBAN BIYAHA DAG DAGA AH ISKUNA DAY IN AAD DHAQAN GALISO

    1. MARKA KOBAAD ISKU DAY IN AAD XAASKAGA LA QAADATID QUBEYS (SHOWER) WAA HADII AAD HEYSATO MUSQUL/SUULI (REST ROOM/BATHROOM) KUU GAAR AH.

    2. MARKA XIGTA OO AAD SARIIRTA TAGTAAN ISKU DAY IN AAD GADAAL KA SOO JIIFATO KA BACDINA FARJIGAGA AMA XUBINTA TARANKA KU SAL SALAAX ADIGOO ISKU DARAYA HADAL IYO IN AAD JIRKEEDA SALAXDO.

    3. MARKAS KA BAXDI OO AY GABADHA FARJIGEEDA QOYAAN AMA DHEEXAN KA YIMADO ISKU DAY IN AAD DUCEYSATAN KA BACDINA ADIGANA RABA IN AAD ISKU TAGTAN ISKU DAY IN AAD SAMEYSO HADAL AMA WAX KA QOSLIYA GABADHA HA ISKU MASHQUULIN INDHAHANA HA ISKU XIIRIN.

    4. MARKA AAD INTAS SAMEYSO ISKU DAY IN AAD GABADHA INDHAHEYSA IYO KUWAGABA IS FIIRIYAN HADII AY ISKU DAYDO IN AY KA SII JEESATO HA KA YEELIN WAAYO WAXEY U SAHLEYSO IN AAD HADIIBA BIYABA BAXDO SABABTOO AH WAXAAD KU MASHQUULEYSA GABADHA JIRKEEDA.

    5. HAB WALBO OO AAD GALMADA ULA SAMEYNEYSID XASKAGA HA ISKU DAYIN IN AAD KULA ORADO FOORAR (DOGSTYLE) DIB U DHIGO FOORARKA KA DHIGO CIYAAAHA DANBE.

    AQRISTOOW DHAQAN GALI ARIMAHAN HANA KA XISHOON XASKAGA.

    WAAD KU MAHAD SANANTAHAY AQRISKAGA IYO DHAQAN GALINTADA.

    ReplyDelete
  21. Anonymous8/02/2013

    masha Allah walal faa,iido weyn aya sheegtay. aad u macquul ah, aadna u xikmad badan.

    In kasto aniga dumar ahay, hadane wa ii faa,ido. aad ayaana kaaga mahad celinaa. teeda kale cilmigaaga ina ka faa,ideesano aya jeclan lahaa, qibrada aad u leedahay labada dhanbo. raga iyo dumar,

    ReplyDelete
  22. Anonymous11/10/2014

    gabadhayda ama xaaskayga hadii aan la galmoonaayo biyo kama imadaan maxaa sababa arinkaas

    ReplyDelete
    Replies
    1. wlaal isku day inaad ka fiiriso siilka

      Delete
  23. Anonymous8/20/2015

    Kkkkkk

    ReplyDelete
  24. Anonymous10/29/2015

    Waad mahadsan tihiin

    ReplyDelete
  25. Anonymous8/24/2016

    suaal baan idiin wadaa

    ReplyDelete
  26. Anonymous10/19/2016

    RG asc walal waxan ahay gabadh ninki horw kala tagen. Nin kale ba hada is damacsanahay markan sualo is waydinay wuxu igu yidhi waxan ahay raga shahwadu markiba ka timado lakin waxan soo noqda 10 daqiqo kadib oo marka labaad baan ku dheeraada. Walal arintas ninkaygi hore malahayn ana waxan ahay qof dareen badan marabo inan ku farxi waayo noloshayda danbe. Walal ninkas hadan guursado waxan ka baqi inu i qancin waayo ee ma runtis baa,ma jiran rag markiba biyo baxa oo 10 daqiiqo kuso noqda?

    ReplyDelete
  27. Anonymous10/19/2016

    waad mahadsan tihin RG

    ReplyDelete
  28. Anonymous10/21/2016

    Walaal Amiga markii ninkyg ii galmoonyo biyo igma imaadaan maxaa keena

    ReplyDelete
  29. Anonymous10/21/2016

    Asc walaal Amiga biyo igma imadan markii ninkyga ii galmoonyo xataa haduu dareenkyg kiciyo waan dareema raaxo lkn qoyaan ma arko maxaa keena

    ReplyDelete
  30. naagaha qaar waa sidaas qoyaan la garan karo kama imaado

    ReplyDelete
  31. biyabbaxa degdega qof kasta marka hore uu ku cusub yahay galmada wuu la kulmaa marka wax dhib uma arko inaad guursato

    ReplyDelete
  32. Anonymous12/20/2016

    aniga waxaan aad uga helaa gabdhaha dareenka badan misna raaxada aad u jecel dareenkoodo yahay mid aad umacaan pls gabadhii kacsigeeda badan tahay ha ila soo xiriirta awan hubaa in aad uga heki doontid raaxadeeda macaan skype risaan77 ama imo viber whats ap imo +17018027709

    ReplyDelete
  33. Wllo anigu waxn ahay wiil dhalin yaro ah markaa maan guursan lkn biyo deg dega ah ayaan leeyahay maxn sameeyaa

    ReplyDelete
  34. Wllo waxaan leeyahay biyo deg dega maxd igula talinaysaaa

    ReplyDelete
  35. Aniga gabadhaydu biyuhu markay ka imaadaan way qaylisaa maxaa u sababa

    ReplyDelete
  36. Qaadku raga dareenkooda ma dhimi karaa

    ReplyDelete
  37. asc biyo bax degdeg ah ban lehyehy ninkygu wax raaxo ah ma daeermo wayo markiba wan biyo baxya maxa sababa

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post